New and Events

Machadka Cilmi baadhisa Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa qaban qaabinayaa kulan muhiim oo lagu soo bandhigi doono farsamooyinka casriga ah ee lagu guulaystay ilaa iyo hada si ay bahwadaagta kala duwan uga faaidaystaan una gaadhsiiyaan Bulshada Xoolaha Dhaqtada iyo Xoolo Dhaqato Beeralayda ee DDS.

Kulankaas ayaa laqaban doona Bishan aan Kujiro ee Tahsaas 21, 2014 TI ama December 30, 2021 Maalinka Khamiista ah.
Kulanka waxa uu ka dhici doona Hotel ka Istanbul ee Magaalada Jigjiga.

Xafiisyada Bahwadaagta ah ee kulaankaas aan ubaahanahay inay nagala soo qayb galaan:

Xafiiska Madaxwaynaha, Beeraha, Horumarinta Xoolo Dhaqata, Qorshaynta, Ganacsiga, Technologyada iyo Shaqo abuurka( TVET ka), Ilaalinta Deegaanka, Seedka, Iskaashatooyinka, Curinta iyo Technologyada, DRM, Maalgashiga iyo Warshadaha iyo Horumarinta Waraabka.